Madaxweyne Joe Biden oo Laalay Wareegtooyin iyo Amaro uu horey usoo saaray Trump

Joe Biden oo shalay loo dhaariyay inuu noqdo Madaxweynaha 46 aad ee Mareyakanka isagoo si rasmi ah ula wareegay xafiiska Aqalka Cad ayaa saacado un kadib dhaartiisa saxiixay wareegtooyin Madaxaweyne oo uu ku laalay wareegtooyin hore uu u dhaqangaliyay Madaxweynihii isaga ka horreeyay ee Trump. Madaxweynaha cusub wareegtooyinka uu saxiixay waxaa kamid inuu hakiyay xayiraaddii … Continue reading Madaxweyne Joe Biden oo Laalay Wareegtooyin iyo Amaro uu horey usoo saaray Trump